logo
 


 
 
         
Bereket oo sheegay inuu maanta dhacayo saxiixa hashiiski dowladda & UWSLF
Addis Ababa, 29-Jul-2010 - Emaillo uu wasiirka Xafiiska Warfaafinta dowladda dhexe Itoobiya, Bereket Simon, u diray warbaahinta ayuu ku sheegay in maanta uu dhici doono saxiixa hashiiskii dhexmaray dowladda iyo ururka UWSLF.

Magaalada Addis Ababa ayaa isbuucan oo dhan waxaa ku soo qulqulayey xubnaha ururka UWSLF iyo qeybaha jaaliyaadka ee taageera nabadda, si ay goob joog uga noqdaan xafladda saxiixa hashiiskan.

Dowladda dhexe ayaa dhankeeda wada abaabul ballaadhan oo ay ku dooneyso inay xafladan noqoto mid caalami ah, oo lagu martiqaado warbaahinta, marti-sharaf, diplomacy-yiin, iyo masuuliyiin kala duwan.

Xafiiska Warfaafinta ayaa tan iyo shalay dirayey emaillo xambaarsan fariinta xafladan, waxaana warbaahinta loogu baaqay inay kasoo qeybgasho.

Dhanka kale, dowladda dhexe ayaa wadahadal kan la mid ah kula jirta garab xoogan oo katirsan ururka ONLF, waxaana la filayaa in xaflad tan oo kale ah loo qabto waqti aanan wali la shaacin.

Shacabka deegaanka Soomaalida, dal iyo dibad, ayaa aad u soo dhaweeyey dhaqdhaqaaqa nabaddeed ee ay wadaan dowladda iyo ururradan. Shacabka ayaa ka daalay collaad, cudur, gaajo iyo jahli.

wabishabeele.com


   
» Andrew Mitchell visits Ethiopia 06 Sep 2010

» Ethiopian Central Bank Says Devaluation to Boost Exports, Domestic Output 05 Sep 2010

» Ethiopia rejects dam criticism, targets 10,000 MW 05 Sep 2010

» Six Arrested in Japan for Involvement in 2008 Citibank Scam of Bank of Ethiopia 04 Sep 2010

» Ethiopia: Pastoralism Against the Odds 03 Sep 2010


 
» Jaaliyadda deegaanka ee Minnesota oo si kulul uga jawaabtay qoraallo lagaga been abuurtay gudoomiye Cabdifitaax 03 Sep 2010

» Cabdi oo loo dhaariyey madaxweynenimada deegaanka shanta sano ee xigga 02 Sep 2010

» Suuqyada Addis Ababa oo uu soo galay buug uu qoray wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Itoobiya 02 Sep 2010

» Itoobiya oo mamnuucday waxbarashadi banaanka lagu qaadanayey (distance education) 01 Sep 2010

» Waxgaradka beesha Reer Isaaq oo taageeray nabadda 31 Aug 2010

» Madaxweyne Girma oo qaabilay Daahir Riyaale 30 Aug 2010

» Socdaal lama filaan ah oo uu Al-Bashir ku yimid Nairobi oo dhaliyey guux 29 Aug 2010

» Dr. Shiferaw oo la kulmay jaaliyadda deegaanka ee Minneapolis 27 Aug 2010

» Meles: Ururrada bulshada door muhiim ah ayey ku leeyihiin ka mira-dhalinta qorshaha shanta sano 27 Aug 2010

» Itoobiya oo cambaareysay falkii argagixiso ee Muqdisho 26 Aug 2010

 
 

Somali Links


 
 
» Traveling Nurses travel to Ethiopia

» Somalia: Why Piracy will not end soon

» African peacekeepers open 9 more bases in Somalia

» Ethiopian birr devalued: central bank data

» Ethiopians Continue to Suffer in Middle East: Five Die in Saudi Prison

 
 



Today's picture

 
» Congratulatory message for his excellency president Abdi Mohamud Omar from Yabarree Diaspora of North America 03 Sep 2010

» Hilibka culimadu wuu sumaysanyahay 29 Aug 2010

» Milicsi suugaaneed: Cabdi Xirsi & amaanista geela, by Faarax Geeydh 19 Aug 2010

» Governments must always listen to young people, by Obaid 14 Aug 2010

» A price under-invoiced - Reporter editorial 13 Aug 2010