logo
 


 
 
         
Itoobiya oo dhameystireysa dhismaha baalasha korontada gaadhsiin doona Jabuuti
Addis Ababa, 28-Jul-2010 - Dowladda dhexe Itoobiya ayaa shaacisay inuu gabogabo ku dhaw yahay dhismaha baalasha korontada gaadhsiin doona dalka Jabuuti, taasoo Itoobiya u fududeyn doonto inay Jabuuti ka iibiso koronto.

Warkan oo ka soo baxay xafiiska Xoogga Korontada ee Itoobiya (EEPCo) ayaa intaa ku daraya inay dowladda Itoobiya wado dhismayaasha baalal kale oo korontada gaadhsiin doona dalalka Sudan iyo Kenya.

Dalka Itoobiya ayaa la filayaa inuu sanadka soo socdo koronto beec ah gaadhsiiyo dalalka Sudan, Kenya iyo Jabuuti.

Dhismaha baalasha korontada qaadaya ee ay dhisayso dowladda Itoobiya ayaa waxaa maalgalinaya Bangiga Aduunkla.

Guud ahaan dalalka dariska la ah dalka Itoobiya ayaa kal hore saxiixay inay koronto ka soo dhoofsan doonaan dalka Itoobiya

Caalamka ayaa maalinba maalinta ka danbeyso waxaa sii caddaaneysa micno-darada xadka qeybiya dalalka. Talaabada koronto ay Itoobiya ugu gudbineyso dalalka dariska ah ayaa door wacan ka cayaari doona isu soo dhawaanshaha dalalka gobolka, iyo in mustaqbalka meesha laga saaro xuduudaha oonan faa'iido u laheyn horumarka iyo iskaashiga gobolka.

wabishabeele.com


   
» Andrew Mitchell visits Ethiopia 06 Sep 2010

» Ethiopian Central Bank Says Devaluation to Boost Exports, Domestic Output 05 Sep 2010

» Ethiopia rejects dam criticism, targets 10,000 MW 05 Sep 2010

» Six Arrested in Japan for Involvement in 2008 Citibank Scam of Bank of Ethiopia 04 Sep 2010

» Ethiopia: Pastoralism Against the Odds 03 Sep 2010


 
» Jaaliyadda deegaanka ee Minnesota oo si kulul uga jawaabtay qoraallo lagaga been abuurtay gudoomiye Cabdifitaax 03 Sep 2010

» Cabdi oo loo dhaariyey madaxweynenimada deegaanka shanta sano ee xigga 02 Sep 2010

» Suuqyada Addis Ababa oo uu soo galay buug uu qoray wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Itoobiya 02 Sep 2010

» Itoobiya oo mamnuucday waxbarashadi banaanka lagu qaadanayey (distance education) 01 Sep 2010

» Waxgaradka beesha Reer Isaaq oo taageeray nabadda 31 Aug 2010

» Madaxweyne Girma oo qaabilay Daahir Riyaale 30 Aug 2010

» Socdaal lama filaan ah oo uu Al-Bashir ku yimid Nairobi oo dhaliyey guux 29 Aug 2010

» Dr. Shiferaw oo la kulmay jaaliyadda deegaanka ee Minneapolis 27 Aug 2010

» Meles: Ururrada bulshada door muhiim ah ayey ku leeyihiin ka mira-dhalinta qorshaha shanta sano 27 Aug 2010

» Itoobiya oo cambaareysay falkii argagixiso ee Muqdisho 26 Aug 2010

 
 

Somali Links


 
 
» Traveling Nurses travel to Ethiopia

» Somalia: Why Piracy will not end soon

» African peacekeepers open 9 more bases in Somalia

» Ethiopian birr devalued: central bank data

» Ethiopians Continue to Suffer in Middle East: Five Die in Saudi Prison

 
 



Today's picture

 
» Congratulatory message for his excellency president Abdi Mohamud Omar from Yabarree Diaspora of North America 03 Sep 2010

» Hilibka culimadu wuu sumaysanyahay 29 Aug 2010

» Milicsi suugaaneed: Cabdi Xirsi & amaanista geela, by Faarax Geeydh 19 Aug 2010

» Governments must always listen to young people, by Obaid 14 Aug 2010

» A price under-invoiced - Reporter editorial 13 Aug 2010