logo
 


 
 
         
Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar oo wali wada qaabilitaanka xubno kasocda Jaalliyaadka Dibadda
Jigjiga, 25-Jul-2010- Illaa iyo maalintii la doortay Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar waxaa si aan kala joogsi lahayn Wabishabeele qeybtiisa warqabadka ugu soo dhacaya tahniyado, dardaaran iyo tilmaamo loo dirayo madaxweynaha cusub oo aanan dhamaantood soo daabici karin.

Sidoo kale waxaa deegaanka Ismaamulka Soomaalida kusii qul-qulaya aqoonyahano iyo masuuliyiin kala gedisan oo kamid ah jaalliyadka kudhaqan dalka dibadiisa, oo aysan qaarkood dalka arag muddo aad udheer.

Qurbo joogta kasoo jeeda deegaanka ayaa aad u tira badan, kana soo daalay dacaayadaha iyo warxumo tashiilada dibadaha wareegaya ee kasoo horjeeda horumarka iyo nabadeynta deegaanka. Diyaar garoowga Jaalliyaadka ayaa waxa saldhigiisu yahay, ka qeyb qaadashada horumarka deegaanka, taageerida ururada nabadda qaatay ee UWSLF & ONLF iyo waliba difaacida iyo sii dhiiri-gelinta siyaasadda cusub ee Dawlad Deegaaneedka Soomaalida Ethiopia, oo durbaba qaaday talaabooyin muhiim ah oo aan looga baranin Maamuladii hore ee soo maray Ismaamulka Soomalida.

Maalmo kahor ayay ahayd markii uu madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida mudane Cabdi Maxamed Cumar uu balan qaaday in si xoog leh ula shaqeen doono jaalliyaadka dibadda, islamarkaasna uu qiray muhiimada iyo waxtarka ay Qurba-joogto kusoo biirin karaan horumarka, Nabadeynta iyo wacyi gelinta deegaanka. Hadaladan dhiiri gelinta ah iyo kuwo lamid ah ayuu Mudane Cabdi ka jeediyay goob uu kulan soo dhaweyn ah kula yeeshay Eng Cabdirashiid Xuseen Dayib iyo Axmed Cabdi oo labaduba kasocday Jaalliyaadka Soomaalida Ethiopia ee kajira Dalka Britain.


Wabishabeele


   
» Andrew Mitchell visits Ethiopia 06 Sep 2010

» Ethiopian Central Bank Says Devaluation to Boost Exports, Domestic Output 05 Sep 2010

» Ethiopia rejects dam criticism, targets 10,000 MW 05 Sep 2010

» Six Arrested in Japan for Involvement in 2008 Citibank Scam of Bank of Ethiopia 04 Sep 2010

» Ethiopia: Pastoralism Against the Odds 03 Sep 2010


 
» Jaaliyadda deegaanka ee Minnesota oo si kulul uga jawaabtay qoraallo lagaga been abuurtay gudoomiye Cabdifitaax 03 Sep 2010

» Cabdi oo loo dhaariyey madaxweynenimada deegaanka shanta sano ee xigga 02 Sep 2010

» Suuqyada Addis Ababa oo uu soo galay buug uu qoray wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Itoobiya 02 Sep 2010

» Itoobiya oo mamnuucday waxbarashadi banaanka lagu qaadanayey (distance education) 01 Sep 2010

» Waxgaradka beesha Reer Isaaq oo taageeray nabadda 31 Aug 2010

» Madaxweyne Girma oo qaabilay Daahir Riyaale 30 Aug 2010

» Socdaal lama filaan ah oo uu Al-Bashir ku yimid Nairobi oo dhaliyey guux 29 Aug 2010

» Dr. Shiferaw oo la kulmay jaaliyadda deegaanka ee Minneapolis 27 Aug 2010

» Meles: Ururrada bulshada door muhiim ah ayey ku leeyihiin ka mira-dhalinta qorshaha shanta sano 27 Aug 2010

» Itoobiya oo cambaareysay falkii argagixiso ee Muqdisho 26 Aug 2010

 
 

Somali Links


 
 
» Traveling Nurses travel to Ethiopia

» Somalia: Why Piracy will not end soon

» African peacekeepers open 9 more bases in Somalia

» Ethiopian birr devalued: central bank data

» Ethiopians Continue to Suffer in Middle East: Five Die in Saudi Prison

 
 



Today's picture

 
» Congratulatory message for his excellency president Abdi Mohamud Omar from Yabarree Diaspora of North America 03 Sep 2010

» Hilibka culimadu wuu sumaysanyahay 29 Aug 2010

» Milicsi suugaaneed: Cabdi Xirsi & amaanista geela, by Faarax Geeydh 19 Aug 2010

» Governments must always listen to young people, by Obaid 14 Aug 2010

» A price under-invoiced - Reporter editorial 13 Aug 2010