logo
 


 
 
         
Musaveni: Soomaaliya Kama jirto Dowlad Taag leh, Wadaniyad & Midnimo toona
Kampala, 25-Jul-2010 - Shirka Madaxda qaaradda Afrika ee ka socda magaalo madaxda dalka Ugandha ee Kampala ayaa furitaankisii waxaa hadallo ka jeediyay m/weynaha Ugandha Yuweeri Musaveni, oo ka hadlay kooxda Alshabaab ee Soomaaliya oo siduu sheegay helis ku haya geeska Africa.

Masuuliyiinta halkan fadhiya waxaan u sheegayaa sidan "In Soomaaliya aan loo deyn karin ururada argigixasada ee caalamka iska soo uruursadey, loona baahan yahay inaan qaadno talaabo degdeg ah oo aan kaga xaaqeeno sharwadayaasha iska soo abaabulay bariga dhexe". Sidoo kale madexweyne Musaveni waxuu intaas kudaray "Soomaaliya waxaa jooga dawlad kala qeybsan oo aad u taag daran, Soomaalidana kama heyno dad wadaniyiin ah oo aan taageero, kuwasoo sameeya ururo dib uga xoreeya Alqaacida dalka soomaaliya".

Masuuliyiinta kale ee shirka lagu marti qaaday waxaa kamid ahaa Raisul wasaarihii hore dalka Britain Gordan Brown oo shalay khudbad horudhac ka jeediyay taasoo kusheegay inuu soo marti qaaday saaxiibkii Males Zenaawi Raisul Wasaaraha Ethiopia oo uu sheegay inay wada qabteen hawlo badan oo Africa iyo caalamka waxtar u leh, walina uu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo.

" Qarnigii 20aad ee tagay dadka Afrikaanku waxay ku faani jireen, waxaan jabinay oo aan ka xorownay gumaystihii reer Yurub ee xooga badnaa, waxaan nahay geesiyaal leh halyeeyo. Laakiin maanta waxaa looga baahan yahay inay hormuud unoqdaan arimaha horumarka caalamka oo uu qaranigaan 21aad noqdo kii Afrika hogaanka aduunka ay qaban laheyd" sidaas waxaa yiri Gordon Brown

Sidoo kale waxaa joogo shirka wafti ballaran oo uu hogaaminiyo Eric Holder oo ah Qareenka Guud ee Dalka Mareykanka iyo xubno sarsare oo sidoonka iyo Wasaaradda Aimaha Dibadda Dawladda Mareykanka iyo waliba EU.

Maanta ayaa lafilayaa in shirka laga soo saaro go,aano degdeg ah oo khuseeya sidii xal loogu heli lahaa dalka Soomaaliya ee dagaaladu aafeeyeen.


wabishabeele.com


   
» Andrew Mitchell visits Ethiopia 06 Sep 2010

» Ethiopian Central Bank Says Devaluation to Boost Exports, Domestic Output 05 Sep 2010

» Ethiopia rejects dam criticism, targets 10,000 MW 05 Sep 2010

» Six Arrested in Japan for Involvement in 2008 Citibank Scam of Bank of Ethiopia 04 Sep 2010

» Ethiopia: Pastoralism Against the Odds 03 Sep 2010


 
» Jaaliyadda deegaanka ee Minnesota oo si kulul uga jawaabtay qoraallo lagaga been abuurtay gudoomiye Cabdifitaax 03 Sep 2010

» Cabdi oo loo dhaariyey madaxweynenimada deegaanka shanta sano ee xigga 02 Sep 2010

» Suuqyada Addis Ababa oo uu soo galay buug uu qoray wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Itoobiya 02 Sep 2010

» Itoobiya oo mamnuucday waxbarashadi banaanka lagu qaadanayey (distance education) 01 Sep 2010

» Waxgaradka beesha Reer Isaaq oo taageeray nabadda 31 Aug 2010

» Madaxweyne Girma oo qaabilay Daahir Riyaale 30 Aug 2010

» Socdaal lama filaan ah oo uu Al-Bashir ku yimid Nairobi oo dhaliyey guux 29 Aug 2010

» Dr. Shiferaw oo la kulmay jaaliyadda deegaanka ee Minneapolis 27 Aug 2010

» Meles: Ururrada bulshada door muhiim ah ayey ku leeyihiin ka mira-dhalinta qorshaha shanta sano 27 Aug 2010

» Itoobiya oo cambaareysay falkii argagixiso ee Muqdisho 26 Aug 2010

 
 

Somali Links


 
 
» Traveling Nurses travel to Ethiopia

» Somalia: Why Piracy will not end soon

» African peacekeepers open 9 more bases in Somalia

» Ethiopian birr devalued: central bank data

» Ethiopians Continue to Suffer in Middle East: Five Die in Saudi Prison

 
 



Today's picture

 
» Congratulatory message for his excellency president Abdi Mohamud Omar from Yabarree Diaspora of North America 03 Sep 2010

» Hilibka culimadu wuu sumaysanyahay 29 Aug 2010

» Milicsi suugaaneed: Cabdi Xirsi & amaanista geela, by Faarax Geeydh 19 Aug 2010

» Governments must always listen to young people, by Obaid 14 Aug 2010

» A price under-invoiced - Reporter editorial 13 Aug 2010