logo
 


 
 
         
Mudane katirsan Aqalka Mareykanka oo dalbaday in Eriteriya lagu daro liiska argagixisada
Washington, 23-Jul-2010 - Mudanaha hogaamiya Guddi Hoosaadka Aqalka Mareykanka u qaabilsan arrimaha argagixisada, dhimista hubka iyo ka ganacsiga, Ed Royce, ayaa dalbaday in Eriteriya lagu daro liiska argagixisada.

Warqad uu u diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Hillary Clinton, ayuu Ed Royce ku yiri, "Waqtigi la joojin lahaa taageerada dal ee ay hesho al-Shabab waa hadda, inta aynan qatartan xoogeysan oo aynan soo gaadhin xuduudaheena."

"Jawaabta waa inay ku jirtaa in si daacad ah loo fahmo doorka qarbudaad ee ay dowladda Eriteriya ka cayaareyso gobolka, iyadoo loo aqoonsanayo inay tahay dal taageera argagixisada," ayuu Ed Royce ku muujiyey qoraalkiisa.

Weerarraddii argagixiso ee Kampala ayaa ah kuwii ugu dhimasho badnaa ee gobolka ka dhaca tan iyo weerarraddii 1998 loo geysta safaaradaha Mareykanka ee Nairobi iyo Dar es Salaam, kuwaasoo iyana lagu xidhiidhay kooxaha mayalka adag.

Ugu yaraan 73 qof ayaa ku nafwaayey, kuwaasoo uu ku jiray qof Mareykan ah, weerarradii Kampala ee lagu qaaday goobo ay dad shacab ah ku daawanayeen ciyaaraha Koobka Aduunka.

Kooxda al-Shabaab ayaa sheegatay inay ka danbeysay weerarradii argagixiso ee Kampala, iyadoo tilmaantay inay ka aargoosaneysay ciidamada Uganda ee ku sugan caasimadda Muqdisho.

wabishabeele.com


   
» Andrew Mitchell visits Ethiopia 06 Sep 2010

» Ethiopian Central Bank Says Devaluation to Boost Exports, Domestic Output 05 Sep 2010

» Ethiopia rejects dam criticism, targets 10,000 MW 05 Sep 2010

» Six Arrested in Japan for Involvement in 2008 Citibank Scam of Bank of Ethiopia 04 Sep 2010

» Ethiopia: Pastoralism Against the Odds 03 Sep 2010


 
» Jaaliyadda deegaanka ee Minnesota oo si kulul uga jawaabtay qoraallo lagaga been abuurtay gudoomiye Cabdifitaax 03 Sep 2010

» Cabdi oo loo dhaariyey madaxweynenimada deegaanka shanta sano ee xigga 02 Sep 2010

» Suuqyada Addis Ababa oo uu soo galay buug uu qoray wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Itoobiya 02 Sep 2010

» Itoobiya oo mamnuucday waxbarashadi banaanka lagu qaadanayey (distance education) 01 Sep 2010

» Waxgaradka beesha Reer Isaaq oo taageeray nabadda 31 Aug 2010

» Madaxweyne Girma oo qaabilay Daahir Riyaale 30 Aug 2010

» Socdaal lama filaan ah oo uu Al-Bashir ku yimid Nairobi oo dhaliyey guux 29 Aug 2010

» Dr. Shiferaw oo la kulmay jaaliyadda deegaanka ee Minneapolis 27 Aug 2010

» Meles: Ururrada bulshada door muhiim ah ayey ku leeyihiin ka mira-dhalinta qorshaha shanta sano 27 Aug 2010

» Itoobiya oo cambaareysay falkii argagixiso ee Muqdisho 26 Aug 2010

 
 

Somali Links


 
 
» Traveling Nurses travel to Ethiopia

» Somalia: Why Piracy will not end soon

» African peacekeepers open 9 more bases in Somalia

» Ethiopian birr devalued: central bank data

» Ethiopians Continue to Suffer in Middle East: Five Die in Saudi Prison

 
 



Today's picture

 
» Congratulatory message for his excellency president Abdi Mohamud Omar from Yabarree Diaspora of North America 03 Sep 2010

» Hilibka culimadu wuu sumaysanyahay 29 Aug 2010

» Milicsi suugaaneed: Cabdi Xirsi & amaanista geela, by Faarax Geeydh 19 Aug 2010

» Governments must always listen to young people, by Obaid 14 Aug 2010

» A price under-invoiced - Reporter editorial 13 Aug 2010