logo
 


 
 
Ciidamada Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Tirsan K/Galbeed Soomaaliya - Faallo: ONLF Ma Rabitaan-keeda Ayey Duurka Ku Gashay Mise Dabin Loo Dhigay? - Itoobiya Oo Kenya Kala Wareegtay Horyaalka Dhaqaalaha Ee Bariga Afrika - MA Oo Calan Cusub Yeelanaya - Markab Ay Itoobiya Leedahay Oo Fara-ciddi Leh Uga Baxsaday Burcad Badeed Soomaaliyeed -

Ciidamada Itoobiya Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno Ka Tirsan K/Galbeed Soomaaliya
Ceel Barde, 08-Feb-2010 - Ciidamada Difaaca, ee dowladda dhexe Itoobiya, ayaa tan iyo doraad howlgallo degdeg ah ka fulinayey deegaanno ka tirsan gobolka Bakool, oo ku yaal K/Galbeed dalka fashilmay ee Soomaaliya...





Faallo: ONLF Ma Rabitaan-keeda Ayey Duurka Ku Gashay Mise Dabin Loo Dhigay?
Jigjiga, 07-Feb-2010 - Jabhadda ONLF waxey heysay hogaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida, waxey darajadaas ku gaadhay doorasho, tii ugu horeysay oo ka dhacda deegaanka Soomaalida, iyadoo gabi ahaanba gacanta ku dhigtay laamaha dowladda deegaanka, lana laheyd hogaankii dowladda dhexe ee TPLF xiriir wacan iyo wada shaqeyn wanaagsan...





Itoobiya Oo Kenya Kala Wareegtay Horyaalka Dhaqaalaha Ee Bariga Afrika
Addis Ababa, 06-Feb-2010 - Dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay boorka ku reebay dalka Kenya, marka ay noqoto xaga dalka ugu dhaqaalaha badan dalalka Bariga Afrika. Kenya ayaa muddo dheer aheyd wadanka ugu taajirsan Bariga Afrika, taas ayaa hadda meesha ka badaxday, kadib markii la soo bandhigay natiijada qiimeynta dhaqaalaha...





MA Oo Calan Cusub Yeelanaya
Addis Ababa, 06-Feb-2010 - Ururka Midowga Afrika ayaa iska badalaya calankii hore, wuxuuna ku badalanayaa calankan cusub ee cagaaran. Maaha markii ugu horeysay ee uu ururka Midowga Afrika badasho calanka, horey ayuu ururku u badashay calan hore, si uu u yeesho muuqaal cusub...





Markab Ay Itoobiya Leedahay Oo Fara-ciddi Leh Uga Baxsaday Burcad Badeed Soomaaliyeed
Caden, 05-Feb-2010 - Markabka la yiraahdo MV Andinet, oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Shipping Line, ayaa fara-ciddi leh uga baxsaday burcad badeed Soomaaliyeed, kuwaasoo ku weeraray mar uu marayey biyaha Gacanka Cadmeed...





Isayas Oo Ay Dowladaha Jabuuti & Soomaaliya Markale Ka Dacwoodeen
Addis Ababa, 04-Feb-2010 - Madaxweynaha dowladda Eriteriya, Isayas Afwerki, ayaa waxaa markale dacwad ka dhan ah u soo gudibiyey Ururka Midowga Afrika dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya, oo sheegay iney xukumaddiisa dhibaato ba'an ku heyso dalalkooda...





ONLF Oo Leysay Maamulkii Dhanaan & Odayaal La Socday
Burqayar, 03-Feb-2010 - Warar hor-dhac ah oo la soo gaadhsiiyey warsidaha Wabishabeele, ayaa sheegaya in maamulkii degmada Dhanaan ee gobolka Godey iyo odayaal la socday ay jabhadda ONLF ku leysay tuulada Burqayar oo wax yar u jirta degmada Dhanaan...





Ambassador Booth: Ogaden Waa Meesha Ay Ka Askunto Xasilooni La'aanta Itoobiya
Washington, 03-Feb-2010 - Safiirka cusub ee Mareykanka ee uu dhawaan madaxweyne Barack Obama u magacaabay dalka Itoobiya, Ambassador Donald Booth, ayaa aqalka odayaasha dalka Mareykanka (Senate) ka dhex sheegay inuu gobolka Ogaden yahay meesha ay ka askunto xasiloodi la'aanta dalka Itoobiya...





Meles Oo Uu MA U Doortay Madaxa Wada-xaajoodyada Shirarka Cimilada Aduunka
Addis Ababa, 03-Feb-2010 - Ra'isulwasaaraha dalka Itoobiya, Meles Zenawi, ayuu Ururka Midowga Afrika u doortay madaxa wada-xaajoodyada shirarka caalamiga ah ee looga hadlayo arrimaha Cimilada Aduunka...





MA Oo Eriteriya U Ogolaaday Inay Safiir U Soo Dirsato Xarunteeda Addis Ababa
Addis Ababa, 03-Feb-2010 - Ururka Midowga Afrika ayaa u ogolaaday xukumadda dalka Eriteriya inay soo dirsato safiir ku matala kulamada ka dhaca xarunta ururka ee magaalada Addis Ababa, sida ugu dhaqsaha badan...





Qoraa Wargeys Oo Meles Wareysi Lala Yeeshay Wax Ka Sheegay Oo Hal Sano Xabsi Ah Lagu Xukumay
Addis Ababa, 02-Feb-2010 - Qoraagii wargeyska Al-Quds, Ezedin Maxamed, oo bishii January 30, 2008 wax ka sheegay wareysigii uu ra'isulwasaare Meles Zenawi siiyey wargeyska The Guardian ee dalka Ingriiska, ayaa qareenka dowladda dhexe, Maxamed Cumar, wuxuu ku xukumay hal sano oo xabsi ah...





Daa'uud Oo Ay Ka Hadalsiin La'yihiin BBC-da, VOA-da & Guud Ahaan Warbaahinta Ku Baxda Af-Soomaaliga
Jigjiga, 01-Feb-2010 - Waxaa tan iyo maalintii xilka madaxweynenimo loo dhiibay mudane Daa'uud Maxamed Cali daba-socday warbaahinta ku baxda Af-Soomaaliga, oo ay ugu horeeyaan laamaha BBC-da iyo VOA-da, iyagoo illaa hadda ku guuleysan la' inay ka hadalsiiyaan Daa'uud...





Qaddafi Oo Ku Burqaday Madaxda Qaaradda Afrika
Addis Ababa, 01-Feb-2010 - Madaxweynaha dalka Libya, iskuna magacaaba boqorka boqorada, Muammar el-Qaddafi, ayaa sabab la'aan ku burqaday madaxda qaaradda Afrika shirkii ay isugu timid shalay oo Axad aheyd xarunta ururka Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa...






   
» Ethiopia-Kenya power grid link to go live this year despite protests 08 Feb 2010

» Lebanon recovers crashed Ethiopian jet's black box 08 Feb 2010

» ETHIOPIA: Dam Critics Won't Go Away 07 Feb 2010

» Ethiopian Airlines to Launch Daily Washington D.C.-Addis Ababa Flights 06 Feb 2010

» Ethiopia sees GDP growth at 10.1 pct in 09/10 fiscal 05 Feb 2010


 
» Kenya Oo Ku Andacootay In Dhanka Itoobiya Weerar Lagaga Soo Qaaday 29 Jan 2010

» Ingriiska Oo Itoobiya Ugu Deeqay $6.4 Milyan 29 Jan 2010

» China Oo Addis Ababa Uga Dhisaysa Midowga Afrika Xarun Cusub Oo Shirarka 28 Jan 2010

» Taajirka Itoobiya Oo Ay Gabadhiisi Ingriiska Iska Dhiibtay 27 Jan 2010

» Meles Oo Ka Soo Qeybgalay Xafladdii Xoolo Dhaqatada Oo Ka Dhacay Jigjiga 25 Jan 2010

» Illaalada Gudoomiyaha Degmada Dhanaan Oo Godey Ku Dishay Masuul Ka Tirsanaa Degmada Dhanaan 25 Jan 2010

» Diyaarad Ay Leedahay Itoobiya Oo Ku Burburtay Badda Mediterranean 25 Jan 2010

» Jabhadda Oromada Ee OLF Oo Burbur Qarka U Saaran 23 Jan 2010

» Jaango Oo Iska Fogeeyey Jiritaanka Xidhiidh Isaga Iyo Dowladda Deegaanka Dhexmaray 23 Jan 2010

» Ambassador Dirir & Safiirka China Oo Itoobiya & China Kula Saxiixay Hashiis Dhaqan Is-weydaarsi 21 Jan 2010

 
 

Somali Links


 
 
» Ethiopia law forces journalists to reveal sources

» Ethiopia never bans Eritrea to take part in AU deliberations: Jean Ping

» Food assistance needs in Ethiopia rising for 2010, UN relief wing reports

» Kenya, Ethiopia to inter-connect their power grids

» Ogaden: ONLF Intensifies Its Attacks as Corruption Overwhelms Jigjiga

 
 



Today's picture

 
» The two elections of 2010 By Maimire Mennasemay (PhD) 08 Feb 2010

» The Politicization of Food Aid Under One-Party Rule in Ethiopia By Seeye Abraha 02 Feb 2010

» Factual Errors and Flawed Generalizations in Habib Ali Matan’s Recent Article By Abdullahi Garille 01 Feb 2010

» Is Nigeria Teetering on the Brink of Major Crisis? By Paul 27 Jan 2010

» The democracy before democracy in Africa By Alemayehu 27 Jan 2010