Midowga Afrika oo dooranaya hogaan cusub
 Addis Ababa, 25-Jan-2012 - Madaxda dalalka Afrika ayaa billaabay kooxeysi ay ku kala taageerayaan musharaxiinta u tartamaya hogaanka cusub ee Midowga Afrika, kaasoo la dooran doono isbuucan gudahiisa...
Meles: Isbadalkeena dhaqaale waxaa sabab u ah Shiinaha
 Addis Ababa, 24-Jan-2012 - Ra'isulwasaaraha dalka Itoobiya, Meles Zenawi, ayaa sheegay in isbadalka dhaqaale ee ay ku talaabsatay qaaradda Afrika uu sabab u yahay dalka Shiinaha, kaasoo uu sii xoogeysanayo xidhiidhka kala dhaxeeya Afrika...
Liyuu Booliska oo qabtay sargaal sare oo ONLF ah
 Jigjiga, 22-Jan-2012 - Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya saraakiisha ciidanka difaaca deegaanka Soomaalida, Liyuu Booliska, waxey ciidanka deegaanka gacanta ku dhigeen sargaal sare oo ONLF ah...
|